“Femmes Tische waxay u furtaa albaabada albaabada adduunka horey iga xirmay.”
Ka qeybgalay
Somali
Waxaan jacelnahay inaan indin ku soo dhaweyno “Femmes-Tische” iyo “Männer-Tische”: Muddada falan qaynaha wareegyada ah waxaad la kulmi doontaa dadka kale kuwaas oo aad kala hadli dontaan su'aalaha muhiimka ah ee khusaysa waxbarashada, caafimaadka iyo isdhexgalka luuqadaada hooyo.. Fallan qaynaha wareegyada ah waxay u furan yihiin dhammaan dadka xiiseeya, iyaddoon oo eegin asalkooda iyo luqadda.
... wuxuu u dhacaya kooxo yar-yar
...waxaa hogaamin doonaa qofka kuwa ku hadla luuqada la mid ah taada
...siinta fursad aad ku barato dadka kale
...ku siinaya taageero xoogan, fikrado iyo macluumaadka wax tar u ah nolol maalmeedka.
...wuxuu ka dhacayada gobolkaaga ama xaafaadaada
...waa lacag la'aan
...waa madadaalo!
Wareega wuxuu ka kooban yahay ka qeybgalayaal 6-8. Dumarka iyo raga waxay ku kulmaan kooxo falan qaynaha kala gooni ah - mid uun guri gaar aha ama goobta dadweynaha sida family centre (qoyska xarunta) ama dugsiga. Dhexdhexadiyaasha waxay yihiin qoysas bulsho dhaqan kala duwan. Waxay u dhaxeyan luuqada ama Jarmalka, Faransiis ama Ingiriiska. Mawduuca waxaa lagu soo bandhigayan filimka ama sawirada, kaa soo falan qayntu ka soo baxdo. Waa ku mahadsantahay macluumaadka iyo la wadaagida, ka qeybgalayasha waxay helayan taageero iyo fikradaha nolol maalmeedkoodu waxayna si wanaagsan isku baran doonaa muddada nusa saacaha.